Aduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics, jaycayl dhidibka aastay by tubeec - Karaoke Lyrics on Smule. | Smule Social Singing Karaoke ...


Aduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics, jaycayl dhidibka aastay by tubeec - Karaoke Lyrics on Smule. | Smule Social Singing Karaoke app Jaceyl dhidibka aastay Lyrics Aduunyada nin dhoofiyo-Tubeec Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qaday Aan dheef hayn Dhedig iyo laboodba Hawli kama Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii deggan dhulkii hooyo Nin dhargiyoo Nin dhoowr qaday Aan dheef hayn Dheddigiyoo laboodbaa Hawlii kama dhamaatee Qof welibaa wixiii dhibay Dhafoorkeey kutaallaa Include this script into your page along with the iframe for a responsive media embed HEESTAN WAXAA HORAY U QAADAY ALLAHA HA U NAXARIISTEE MAXAMED SULAYMAN TUBEEC VOA radio A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z Heesaha Tag: Aduunyada nin dhoofiyo Jaceyl dhidibka aastay - Mahamed S Tubeec Maxamed Saleebaan Tubeec (aun) - Aduunyada Nin Dhoofiyo Lyrics | hees Qoraal ah | Hees Calaacal ah, Hees jaceyl ah, Hees Qaraami ah, Tubeec Heesta Jaceyl dhidibka aastay - Lyrics Aduunyada nin dhoofiyo-Tubeec Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qaday Aan dheef hayn Dhedig iyo laboodba Hawli kama . VivaSomalia1. Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii deggan dhulkii hooyo Nin dhargiyoo Nin dhoowr qaday Aan dheef hayn Dheddigiyoo laboodbaa Hawlii kama dhamaatee Qof welibaa wixiii dhibay Dhafoorkeey kutaallaa U jiiftaa dhaliishuye Ma dhiirado nimaan garab Wax lagula dhisaynine Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baa u muuqdee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa ,, La dheeldheelliyaaye! Dhaliishuye? La dheeldheelliyaaye! Aduunyada Nin Dhoofiyo, oo Qoran By Tubeec Enjoy. xad, plp, grl, vqi, vkg, glh, qfk, jpv, dof, wre, ubz, gxe, idz, zlq, ftj,